Sign in to follow this  
Deeq A.

Taariikhdu Boob iyo Been maaha !…….Siyaasi kaysar Maxamed

Recommended Posts

Deeq A.   
Taariikhdu Boob iyo Been maaha !…….Siyaasi Kaysar Maxamed
KaysarCabdilaahi.jpg
1. Allah ha u naxariistee Xoreeyihii Somaliland iyo ku dhawaaqihii aasaasay Jamhuuriyada Somaliland ahaana Madaxweynihii ugu horreeyay ee Aabaha u ahaa waxa uu ahaa Allah ha u naxariistee Madaxweyne Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur.
2. Madaxweynihii Labaad ee Jamhuuriyada Somaliland ee dhismaha dawladnimo salka u dhigay, ee nidaamka dawladeed ee aynu maanta haysano inoo dhisayna waxa uu ahaa Allah ha u naxariistee Madaxweyne Maxamad Ibraahim Cigaal.
tuur.png
Ninkii intaas diidan ee been sheegayaa waa nin carruur u sheekaynaya, balse taariikhdu maaha bootaalayn iyo been sheegid.
Labada Madaxweynaba Allah Naxariistii Janno ha siiyo, been laga sheego uma baahna, balse duco ayay u baahan yihiin.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this