Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi oo hotegi doona Labada Gole Barlamaan ee S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Biixi oo hotegi doona Labada Gole Barlamaan ee S/land

mb-17.jpg
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu wadaa in uu maalinra Isniinta ah ee fooda inagu soo haysa hortagi doono labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda.
Muuse Biixi Cabdi ayaa labada Gole ujeedin doona Khudbadiisii dastuuriga ahayd oo muddo dhaaftay sida ay ii xaqiijiyeen ilo u dhuun daloola.
Madaxweyne Muuse Bìixi Cabdi ayaa la filaya in uu khudbadiisa ku soo qaadi doono arrimo ay ka mid yihiin safarkiisii maraykanka, doorashooyinka, khasaarihii Suuqa Waaheen, doorashada Soomaaliya, waxqabadka xukuumadiisa iyo qodobo kale.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this