Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Cabdillaahi Darawal oo ka sheekeeyay  Wixii kala qabsadey Marxuum  Cigaal & Wiil uu dhalay  Markuu ahaa Madaxweynaha S/land 

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasi Cabdillaahi Darawal oo ka sheekeeyay  Wixii kala qabsadey Marxuum  Cigaal & Wiil uu dhalay  Markuu ahaa Madaxweynaha S/land 

 May be an image of 1 person
Maxamed Xaji Ibraahim Cigaal Wiil uu dhalay ayaa shidaal Dalka keenay , isagaa laha shidaalka Inanku waxaa maqlay Madaxweyne Cigaal, intu shidaakii ka qaaday ayuu ciidanka Qaranka ku wareejiyay.
Markii Inankii Odaal u diray Aabihi ee yidhi Odayga igalahadla wuxuu Madaxweyne Cigaal yidhi “Waar meeshan (Somaliland) ana ka shaqeeya meesha laba Nin ka wada shaqayn mayaan Inanku hashaqo tago. Cigaal lacagtan hadda ina wareerisay ee aynu raadinayno waraaqaha cadcad isaga ugama duwanayn”
Muj: Cabdillaahi Darawal.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this