Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo war ka soo saaray weerarkii Al-shabaab ku qaaday saldhiga Ceel Baraf

Recommended Posts

Deeq A.   
baraf-1.jpeg?resize=960%2C640&ssl=1

Dawladda Maraykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarkii Al-shabaab ku qaaday saldhiga Ceel-baraf oo ay deganaayeen ciidamada Burundi ee tirsan hawl-galka Midawga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)

Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu tacsi u dirayo ciidanka dalka Burundi ee ku waxyeelloobay weerarkaas.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda Maraylankugarab taagan yahay ciidanka Burundi ee ka tirsan hawlgalka ATMIS.

Maraykanka ayaa sidoo kale tilmaamay inay ka go’an tahay inuu weli sii wado taageerada uu siiyo hawlgalka ATMIS iyo ka hortagga dhibaatada argagixisada.

PUNTLAND POST

The post Maraykanka oo war ka soo saaray weerarkii Al-shabaab ku qaaday saldhiga Ceel Baraf appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this