Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxaanu Jeddah ugu Xanibnahay Aniga & 40 Qof oo Reer Somaliland ahi Mudd ka badan 34 Saacadood diyaarada Fly Dubai

Recommended Posts

Deeq A.   
 Waxaanu Jeddah ugu Xanibnahay Aniga & 40 Qof oo Reer Somaliland ahi Mudd ka badan 34 Saacadood diyaarada Fly Dubai
 May be an image of 1 person
Waxaanu Jidda ugu Xanibanay Aniga iyo 40 Qof oo Reer Somaliland ahi garoonka Jidda muda ka badan 34 Saacadood diyaarada Flay Dubai,
dadkaas oo iskugu jira Dumar iyo Waayeel Dadkaa oo dhammaantood ah Dadkii Cumrada tegay, ilaa hadda ayaanaan Hayn wax Xal ah oo ay Flay Dubai dadkaa u Qorshaysay.
Waxa Dadkaa Xalay 2:00 habeenimo Casho u keenay Qusulka Somaliya Halkaa u fadhiya wali wax Cid oo kale mahayno marka laga Reebo maareeya Duulista Cumar Zayd oo xalay goor danbe aan laxidhiidhay iina sheegay isaguna inuu Safarka ku jiro.
Khadar Mawlid Abubushra

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this