Sign in to follow this  
Deeq A.

Islow oo Kusoo Baxay Kursiga HOP#141

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, waxaana kusoo baxay wasiirkii hore ee amniga Maxamed Abuukar Ducaale Islow.

Kursiga uu tirsigiisu yahay HOP#141ayaa waxuu ahaa  musharrax  Abdullahi Nur Mohamed , waxaana markii dambe Cabdullaahi uu ka tanaasulay tartanka, iyadoo islow loo qaaday habka gacantaaga ah ee dooerashada.

Kursigaan lagu doortay magaalada Jowhar ayaa waxaa uu kusoo aadayaa iyadoo lagu wado Hirshabeelle in ay soo dhamaystirto doorashada golaha kahor 15-ka May oo ah goorta la dooranayo madaxweynha Jamhuuriyadda.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this