Deeq A. Posted May 5, 2022 Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa soo saaray jadwalka doorashada, waxaana maalinta qabashada lagu asteeyay 15-ka May, waxaana lagu wadaa in diiwaan gelinta musharraxiinta xilka la la bilaabo 8-da bisha iyadoo ku eg 10-ka, hadaljeedinta musharraxiinta ayaa 11- ka bisha ilaa 14-ka, halka 15-ku tahay maalinta qabashada. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites