Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Baarlamaanka ee Doorashada Madaxweynaha oo Doortay Guddoomiye

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga baarlamaaniga ah ee doorashada madaxweynaha ayaa goordhow waxaa ay doorteen guddoomiye kadib codbixin iyo tartan dhexdooda ah.

Cabdiqani Geelle oo ah Senator ka tirsan Puntland ayaa waxaa uu noqday guddoomiyaha guddiga baarlamaaniga ah ee dooran doona madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya.

Codbixin dhacday ayaa la sheegayaa inuu helay ilaa 10 cod, sidaasina uu ku hantay jagada.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this