Deeq A. Posted May 4, 2022 Dowladda Burunti ayaa ka hadashay khasaaraha kasoo gaaray ceedankeeda weerarkii lagu qaaday saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Ceel Baraf ee ggobolka Shabeellada Dhexe, kadib weerar Al-shabaab ay ka geysteen. Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidanka Milatariga dalkaas oo la hadlay wakaaladda wararka AFP ayaa u sheegay in weerarkii dhacay looga dilay 30 askari, halka lagu dhwaacay 22 askari oo ka tirsan howlgalga nabad ilaalinta. Al-shabaab oo weerar qaraxyo ah adeegsaday ayaa sal dhiga gudaha u galay subaxnimadii hore ee shalay, sarkaalka halday kama uusan jawaabin in ay jiraan ciidamo u dhashay Burundi oo Al-shabaab qabsadeen. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites