Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo Doortay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha shacabka ayaa dhankoda soo gudbiyey xubnaha guddiga isku dhafka ah ee  uga qeyb galaya guddiga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda, Guddoomiye  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay liiska magacyadaan oo ka gooban 8 Xildhibaan.

Xubnahaan ayaa waxaa ayaa waxaa ay ku biirayaan lix xubnood oo ka socoto aqalka sare, waxaana 14-ka ay noqon doonaan guddiga qabanaya doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo dhowaan lagu wado in ay ka qabsoonto caasimadda dalka.

1 Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed
2 Xildhibaan Cali Xaaji Daahir
3 Xildhibaan Nuur Mustaf Mukhtaar
4 Xildhibaan Maxamed Axmed BeereeyX

5 Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu

6 Xildhibaan Maxamed Caananuug
7 Xildhibaan Cumar yuusuf
8 Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.

Guddoomiyaha golaha Shacabka ayaana sheegay in 3 xubnaha dhiman la soo dhameestiridoono saacadaha soo aadan, caasimadda oo dhowaan lagu doortay guddoonka labada gol;e ee Baarlamaanka 11-aad ayaa lagu wadaa in ay marti geliso doorashada  madaxweynaha Jamhuuriyadda.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this