Sign in to follow this  
Deeq A.

Dunida Oo Laga Xusayo Maalinta Xorriyadda Saxaafadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta May 3, dunida oo dhan laga xusayaa maalinta xuriyadda saxaafadda iyaga oo la badinayo wacyigelinta arrinkan la xiriirta, waxaa sidoo kale dowladaha looga digayaa iney ku xadgudbaan xuriyadda hadalka.

Saxaafadda Soomaaliya ayaa muddooyinkii la soo dhaafay wajaheysay culasyo kaga imaanaya laammaha kala duwan ee dowladda.

3 May ee sanad waliba ayaa loo asteeyay in ay noqoto maalinta xoriyadda Saxaafadda, iyadoo dunida ay ka dhacaan munaasibado kala duwan oo maalintaan lagu xusayo.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this