Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari Gabadh Dhalinyaro Ah Ku Dilay Badhtamaha Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Askari ka tirsan ciidamada Somaliland ayaa ku dilay haweeney lagu magacaabi jirey Najma Cabdillaahi badhtamaha magaalada Hargeysa.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in askarigan uu rasaas ku furay gaadh ay wadatay Najma Cabdillaahi oo ka mid ahayd shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Somaliland.

Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland oo ku sugnaa meel aan ka fogeyn goobta uu dilka ka dhacay ayaa gacanta ku dhigay askariga falka geystay, kaasi oo isku dayey inuu baxsado.

FB_IMG_1651563708070.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this