Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaare Rooble Oo Caddeeyey In Aanu Ahayn Murrashax U Tartamaya Madaxweynaha Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa caddeeyey in aanu ahayn murrashax Madaxweyne uu u tartamaya doorashada jagada Madaxweynaha ee dhawaan la filayo in lagu doorto Muqdisho.

Ra’iisal Wasaare Rooble waxa uu ka dhawaajiyey inuu leeyahay han siyaasaddeed, balse xilligan aanu u tartamayn xilka madaxweynaha, isaga oo xusay in daruufaha ka jira dalka darteed uu go’aankaas qaatay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this