Sign in to follow this  
Deeq A.

Fariinta & Hambalyada Musharax C/raxmaan Cirro Munaasibada Ciidul fidriga Awgeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaan hambalyo u dirayaa ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaanna shacabka reer SL munaasibadda Ciidul-fidriga awgeed, waxa aan Ilaahay uga baryayaa in uu Ciiddan ciideeda innagu gaadhsiiyo nabadgelyo, badhaadhe, horumar, & isbeddel shacbigu hoggaaminayo. #Eid pic.twitter.com/FOjeYmXmHb

— Cabdiraxmaan Cirro (@Abdirahmanirro) May 1, 2022

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this