Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya iyo inta badan dunida muslimka oo maanta laga iiday

Recommended Posts

Deeq A.   

Soomaaliya iyo inta badan dunida muslimka ayay saaka u tahay maalinta kowaad ee iidda Soon-fur.

Dhammaan Gobollada Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland ayaa saaka laga oogay salaadda iidda marka laga reebo degmooyin ka tirsan Gobollada dhexe.

Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb ayaa kamid ah meelaha dadka qaarkood weli sooman yihiin.

Dhammaan madaxda kala duwan ee Soomaaliyeed ayaa sidoo kale shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda iidda Soon-fur.

PUNTLAND POST

The post Soomaaliya iyo inta badan dunida muslimka oo maanta laga iiday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this