Sign in to follow this  
Deeq A.

Daad laga badbaadiyey Badhasaabka Gabiley+Baabuurkiisii oo uu qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Daad laga badbaadiyey Badhasaabka Gabiley+Baabuurkiisii oo uu qaaday

Dooxa Huluuq ee Degmada Arabsiyo ayaa qaaday Gaadhigii Badhasaabka Gobolka Maroodi-Jeex Maxamed Cilmi,
Badhasaabka, Askarigii ilaalinayay iyo Dirawalka gaadhiga ayaa dhamaantood laga Bad-baadiyay ,
In kasta oo dirawalka Badhasaabka uu dhaawac fudud soo gaadhay.
May be an image of outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this