Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Cali Guray oo M/weyne Biixi ku dhereriyey Marxuumiinta Cigaal,Jaamac Yare & Cumar Carte

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasi Cali Guray oo M/weyne Biixi ku dhereriyey Marxuumiinta Cigaal,Jaamac Yare & Cumar Carte

carte.png
Illaahay hortii taariikhdu simi mayso Marxuum Jaamac iyo Muuse Biixi. Ama ha aqbalo ama ha diido eh Muuse laguma dhererin karo Jaamac, Cigaal iyo Carte midna, Illaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyo saddexdoodaba eh.
Jaamac waxa uu ahaa Mujaahidkii Golaha Wasiirada u fadhiyi jiray SNM xilligii Siyaad Barre ee uu socday halgankii Hubaysnaa ee lagu riday Taliskii Siyaad Barre, sidda uu qiray Guddoomiyihii ugu muddada dheeraa SNM, Axmed Siilaanyo oo aan afkiisa ka qaaday tiraba Labba ilaa saddex jeer.
Markaa yaa ka Mujaahidsanaa ee ka geesisanaa Jaamac yare? Ma Muuse Biixi? Xaash’a, anigu odhan maayo ee ninka odhanayaa ha yidhaahdo.
– Caliguray

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this