Sign in to follow this  
Deeq A.

Wiil yar Oo Dhalinyaro Ah Oo Maydkiisa Laga Soo Saaray Biyo Fadhiisinka Biriijka Weyn Ee Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wiil yar oo dhalinyaro ah ayaa Maydkiisa laga soo saaray biyo fadhiisinka Biriijka weyn ee Hargeysa hoostiisa. Ciidamada Booliska ayaa goobta ka qaaday Maydka, iyadoo la baadhayo sababta keentay geeridiisa.

Wiilka maydiisa laga soo saaray biyo fadhiisinkan biriijka weyn ee Hargeysa ayaa lagu magacaabi jiray Rifqi Cumar Xasan.

Xilliyada Roobka inta badan biyaha daadka ayaa fadhiista Biriijka hoostiisa, iyadoo carruurtuna ku dabbaalato.

FB_IMG_1651324908097.jpg FB_IMG_1651324905422.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this