Sign in to follow this  
Deeq A.

Xilwareejinta Golaha Shacabka iyo Buuq Hareeyay Kulanka Golaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa ka dhextaagan xarunta golaha shacabka oo ay ka socoto kulan xildhibaannada ay yeelanayaaan.

Buuqqa ayaa yimid kadib markii maamulka Villa Somalia ay gudaha xarunta soo geliyeen xildhibaanno la sheegay in lagu soo doortay Garbahaarreey.

Kulanka maanta ayaa waxaa ajendahiisu uu ahaa xilwareejinta guddoomiyaha golaha shacabka iyo ku-xigeenadiisa oo dhawaan la doortay.

Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa xilkii ku wareejiyay guddoomiyaha cusub ee golaha Aadan Madoobe.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this