Sign in to follow this  
Deeq A.

Buuq Xooggan Oo Hadheeyey Fadhigii Saaka Ee Baarlamaanka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Buuq xooggan ayaa hadheeyey kulan ay saaka yeesheen xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Buuqa ayaa ka dhashay, kadib markii ay hoolka gudaha u galeen xildhibaanadii lagu soo kala doortay magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Qaar ka mid ah xildhibaanada oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa si adag uga hadlay arrintan, waxayna sheegeen in lasoo xareeyey xubno aan waday kaadhadhka aqoonsiga ee rasmiga ah, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this