Sign in to follow this  
Deeq A.

Warqad furan oo ku socota madaxweynaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxan u qalab qaataa wax akhris, wax qoris ama wax qabad.- Waa maxay wadaniyad, bal dib u jaleec hillinkii dheeraa ee xornimada iyo qaranimada Somaliland loo soo maray, sideese shacabkayga loogu beeri karaa geedka wadaniyada ay lahaayeen.

Mudane madaxweyne, xasuuso, magaalada burco, xasuuqii 20.12.84. lagu toogtey waxgarad kii, Somaliland.
Mudane madaxweyne, xasuuso, magaalada Muqdisho, xasuuqii, 18.07.89.

Waxii shucuur iyo qiiro aad uqabto dalkaaga iyo deegaankaaga wey kuu hayaan;

Waxaad damqasho iyo diirnax aad u hayso dadkaaga dalkaaga iyo duunyoba, wey kuu og yihiin.

Waxii wel wel iyo walaac kusoo food-saara, ama waxqabad, shacabkaaga iyo dalkaaguba wey kuu og yihiin, dhalinyarada u xidhan, baraha bulshada, kuna xidhan jeelashaaa, waa qeyrul dastuuri, maxkamadna lama marin, MADAXWEYNE HALA SII DAAYO. (Waa talo).

PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)
ANKARA, TURKIYA.
jaafaa66@gmail.com

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this