Sign in to follow this  
Deeq A.

Labada guddoomiye Ku-xigeen ee Golaha Shacabka oo la doortay

Recommended Posts

Deeq A.   
PhotoCollage_20220428_213927470.jpg?resi

Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Waa Gabadhii u horraysay ee Soomaaliya ka noqota Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka. Xildhibaan Sacdiya ayaa laga soo doorta Puntland gaar ahaanna degmada Garowe.

Dhanka kale Cabdullaahi Cumar Abshirow loo doortay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Cabdullaahi Abshirow ayaa laga doortay maamulka Koonfur Galbeed.

PUNTLAND POST

The post Labada guddoomiye Ku-xigeen ee Golaha Shacabka oo la doortay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this