Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo lagu soo dhoweeyay magaalada Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   
2-16.jpg?resize=1000%2C666&ssl=1

Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

Maamulka gobolka Karkaar, kan Degmada Qardho iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa Kusimaha Madaxweynaha kusoo dhaweeyey beerta boqorka.

Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka, ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Qardho waxa uu kulamo la yeelan doonaa maamulka gobolka, kan degmada iyo qaybaha kala duwan bulshada.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo lagu soo dhoweeyay magaalada Qardho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this