Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaybtii 2aad ee Lacagtii Qaadhaanka Suuqa Waaheen loos oo ururiyey oo la qaybiyeyy

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaybtii 2aad ee Lacagtii Qaadhaanka Suuqa Waaheen loos oo ururiyey oo la qaybiyey

 

Waxa Dawladda JSL maanta Daah-furtay wajigii labaad ee dhaqaalihii loogu talo-galay in la siiyo dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay masiibadii suuqa Waaheen ee Magaalada Hargaysa. Waxa la Qaybiyay $6.8 Million USD:
Dhaqaalahan ayaa loogu talo-galay in la gaadhsiiyo:
☼ Ganacsatadii hayntooda dhaqaale ay u dhaxaysay $5001 ilaa $480.000 oo dollar.
☼ Ganacsatadaas oo tiradoodu dhan tahay 1016 ganacsato.
☼ Waxa haween ah 331, Rag 685.
☼ Waxa la gaadhsiiyay lacag dhan USD $6.8 Milyan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this