Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog: Madaxweyne Biixi Oo Saaka Kulan Deg-deg Ah La Yeeshay Kominshanka Doorashooyinka Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Warar xog ogaal ah oo ay warbaahintu heshay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka kulan deg deg la yeeshay kominshanka Doorashooyinka qaranka Somaliland.

Kominshanka ayaa maalintii shalay ahayd khilaaf ka dhex qarxay iyadoo  5 xubnood ay sheegeen in xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii guddidaas halka Guddoomiye Cabdirashiid Riyo-raac-na uu beeniyey xil ka qaadistaasi.

Ilaa hadda ma cadda arrimaha uu madaxweynuhu kala hadlay Kominshanka doorashooyinka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this