Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad Muslimiin Ah Oo Lagu Laayay Gobolka Amxaarada Ee Dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis ababa)-20 qof oo muslimiin ah ayaa lagu dilay gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya iska horimaad dhexmaray rag hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan, sida uu sheegay hoggaamiyaha Muslimiita ee gobolkaasi.

Rabshadaha ayaan la xidhiidha colaad ka dhacday gobolka Tigray ee dariska la ah, kuwaas oo qarxay bishii Noofambar sanadkii 2020 kuna faafay gobollada Axmaarada iyo Canfarta sannadkii hore.

“Dhacdadu waxay dhacday shalay markii Muslimiintu ay u socdeen inay aasaan shakhsi,” ayuu yidhi Seid Muhammed, oo ah madaxa Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee Amxaarada, oo Arbacadii la hadlay Reuters.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this