Sign in to follow this  
Deeq A.

Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada Kuraastii Ugu Dambeysay Oo La Shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada seddax kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka.
Doorashada kuraasta la shaaciyay ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar lagu qabto 30-ka bisha oo ku beegan sabtida soo socota
Kuraasta la shaaciyay ayaa ah HOP#135, HOP#141 iyo HOP#146, waxaaba kuraastaan baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaannada kala ah :-
✅HOP#135: Aamino Maxamed Cabdi
✅HOP#141: Maxamed Abuukar Islow Ducaale
✅HOP#146 : Cabdullaahi Maxamed Nuur
278775379_4989563604432464_8128452076454

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this