Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Diinta & Awqaafta S/land oo War cuaub ka soo saaray Maalinta Cida+Digniin uu u diray Cidii….

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Diinta & Awqaafta S/land oo War cuaub ka soo saaray Maalinta Cida+Digniin uu u diray Cidii….

albaani.jpg?resize=275%2C183&ssl=1
Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa Soo Saarey Amar uu ugu Digayo Shacabka iyo Culimada Somaliland Guud ahaan isagoo, amarkiisa Ku Sheegay in aanney Ka Wasaaradd ahaan iyo Ka Xukuumadd ahaan Aqbali doonin, In Maalin gaar ah La Ciido, Sida uu u dhigey hadalkiisa Khusuusan isagoo Wasiirku ujeeda dadkii Soomey Habeenimadii Sabtida 01/04/2022 Taariikhda Miilaadiga ee uu Sheegay, in aaney soon aheyn.
Sheekh Albaani Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Waxa uu dhawaan Soo Saarey Amar ku Wajahan, in hoos Loo dhigo Tukashada Salaada Taajudka haseyeeshee, cidina Amarkaasi Kama ay dhagaysan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this