Sign in to follow this  
Deeq A.

Wareega Labaad Aadan Madoobe iyo Xasan Cabdi Nuur oo Isku Soo Haray

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhow soo idlaatay wareega koowaad ee doorashada  golaha shacabka, waxaana ku taramay 8 mushararxa, waxaa u gudbay wareegi xiga 4 musharrax, kuwaas oo helay codadka ugu sareeya,

Xildhibaan Xasan Cabdi Nuu waxaa uu helay 98

Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur 74

Xildhibaan Cabdullahi Aadan Axmed Black 33

Xilshibaan Aadan Maxamed Nuur Saransoo23.

xildhibaannadii ugu codadka yaraa ee isaga haray tartanka yaa kala ah

1 Xildhibaan Shariif Maxamed Cabddalla oo 13

2 Cabdirashiid Maxamed Xidig 6

3 Xildhibaan Sidiiq Cabdullaahi Cabdi

Waxaa doorashada ka tanaasulay Xildhibaan Cabdullahi Aadan Axmed Black iyo  Xilshibaan Aadan Maxamed Nuur Saransoo23

Lasoco wareega xiga

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this