Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Dhabancad oo Diiday in Hoolka Laga Saaro Xildhibaannadii Ceelwaaq Lagu Doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka Amb Cabdisalaan Xaaji Dhabancad ayaa ku diiday in hoolka ay ka dhacayso doorashada guddoonka golaha shacabka laga saaro xilidhibaannadii dhowaan lagu dooratay Ceelwaaq.

Guddoomiyaha ayaa diiday waanwaan ay wadeen xildhibaanno ka tirsan golaha, waxaana uu ku adkaystay in ay joogayaan goobta doorashada ayna codeyn doonaan, waxaana natiiijo la,aan kusoo dhamaaday waanwaantii.

Guddoomiyaha ayaa dhowaan hotel uu ku dhaarinayey xildhibaannada lagu soo doortay Ceelwaaq, waxaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan dowaladda,  16-ka xidhibaan ayaa dhowaan lagu soo doortay deeggannada Jubbland.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this