Deeq A. Posted April 27, 2022 Dood dheer kadib xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa isku afgartay in aysan doorashada qayb ka noqon 16-ka xildhibaan ee lagu soo doortay Ceelwaaq. 257 xildhibaan ayaa ku sugan hoolka doorashada, waxaana codeyn doonin 17 ka mid ah, sida uu shaaciyay guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka. Xildhibaannada ayaa loo qaybiyay ajendaha kulanka oo ah ansixinta ajendaha, dhaarinta xildhibaanno iyo doorashada guddoonka. Guddoomiyihii baarlamaankii 10-aad Maxamed Mursal ayaa si lama filaan ah uga haray tartanka guddoomiyaha baarlamaanka 11-aad. Hoos toos uga daawo doorashada PUNTLAND POST The post Maxaa ka cusub Teendhada Afisyooni? appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites