Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday iyo guddoomiye Cusub Oo La Doortay

Recommended Posts

Deeq A.   

Shan qof oo ka mid ah Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Qaranka C/rashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac),  Waxaanay afar Xubnood ka mid ah Shantaasi Xubnood ay u doorteen Xilka Gudoomiyaha Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi Sida ay xaqiijiyeen xubno ka mid ah Komishanka

Ma cada Sababta xil ka qaadistan Gudoomiyaha, Manay jirin khilaaf la hadal hayay oo baxay, halkan hoose ka akhriso

FB_IMG_1651044679213.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this