Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdi Xaashi waa Ninka ugu fog ee ka soo horjeeda Gooni-isu-taaga Somaliland….Siyaasi Cali Guray

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdi Xaashi waa Ninka ugu fog ee ka soo horjeeda Gooni-isu-taaga Somaliland….Siyaasi Cali Guray

guray.png
Cabdi Xaashi marka Soomaali la isku daro waa ninka ugu fog ee ka soo horjeeda gooni-isu-taaga Somaliland. Aragtidiisa xaq buu u leeyahay oo waan ku ixtiraamayaa balse hambalyo iguma laha. Waayo isaga oo aan garqaadin ayuu gar iyo gardarroba dhinac 100% garta siiyay uu Somalia u hiiliyay Somalilandna ka hiiliyay. Ragga kale ee Xamar u shaqo tegay ee Dusha ka Somalia Hoosta ka Somaliland ah isagu wuu ka duwan yahay. Waa inan-la-yaal ee halkiisaa ha iskaga qalajisto ilaa inta Somaliland la ictiraafayo ama sida uu jecel yahay mar labaad la isku noqonayo

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this