Deeq A. Posted April 26, 2022 Allah unaxariistee waxaa dhow magaalada Jabbuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabbuuti ku geeriyooday Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib. Marxuumka ayaa maalmahii dambe ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaalla dalkaasi isaga oo ugu dambeyn galabta ku geeriyooday halkaas. Jaamac ayaa door weyn kasoo qaatay dowlad nimada Soomaaliya, isaga horay u soo noqday taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo barre Jaamacadeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites