Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdi Xaashi oo markale loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa markale loo doortay gudoomiyaha aqalka sare kadib markii uu helay codad kabadan kalabadh tirada codeysay.

Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa helay codad gaadhaya 28 Cod halka musharaxii labaad ee ku soo xigey Saalax Jaamac uu ka helay 24 Cod, balse Cismaan Abokor Dubbe ayaa helay 2 Cod.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this