Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdi xaashi Cabdillahi ayaa ku guulaystay guddoomiyaha aqalka sare  doorasho ka dhacday xarunta ciidamad cirka ee Afisyoni.

Doorashada guddoomiyaha oo ay kuwada tartameen mushariiixnta kala ah Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Saalax Axmed Jaama iyo Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa waxaa ay kala heleen :-

1:Cabdi Xaashi Cabdillaahi 28 cod.

2: Saalax Axmed Jaama 24 cod.

3: Cismaan Abuukar Dubbe 2 cod.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this