Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 26, 2022 Toos: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 26, 2022 Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada guddoonka Aqalka Sare Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu wadaa in maanta ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha cusub ee Golaha Aqalka Sare iyo labadiisa ku xigeen, taas oo lagu qabanayo Teedhada Afisyoone oo ku dhex taalla xerada Xalane. Doorashada ayaa goordhow billaaban doonta, waxaana haatan socda qaban qaabadii ugu dambeysay, iyada oo si weyn loo adkeeyey ammaanka xaruntaasi iyo waddooyinka gala. Hoolka lagu qabanayo doorashada ayaa sidoo kale la diyaariyey, sida ay muujinayaan sawirro lagu baahiyey baraha bulshada ee Internetka. Marti sharaf kala duwan iyo mas’uuliyiin ayaa sidoo kale ka qaybgalaya doorashada, si ay goobjoog uga noqdaan doorashada guddoonka Golaha Aqalka Sare. Xilka guddoomiyaha waxaa isku soo taagay illaa 3 musharrax oo kala ah:- 1-Cabdi Xaashi Cabdillaahi ,2-Senator Saalax Axmed Jaamac 3-Senator Cusmaan Abuukar Dubbe oo dhammaantood kasoo jeeda Gobollada Waqooyi Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare waxaa sidoo kale ku tartamaya laba musharrax oo kala ah:- 1- Senator Cabdixakiin Macalin Axmed oo laga soo doortay Galmudug 2-Senator Cali Shacbaan Ibraahim oo laga soo doortay HirShabelle. Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka labaad ayaa waxaa isku soo sharraxay ilaa 7 musharax oo kala ah:- 1-Cabdullaahi Xersi (Timacadde), 2-Senator Cabdi Cusmaan Xareed, 3-Senator Ilyaas Badel Gaboose, 4- Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), 5-Senator Xasan Xuseen Xaaji, 6-Senator Cabdiweli Maxamed Ibraahim (Xaabsade), 7-Senator Sareedo Maxamed Xasan Jeyte. Beri oo ku beegan 27 April ayaa sidoo kale la qaban doonaa doorashada guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya, walow khilaaf xoogan uu weli ka taagan yahay kuraasta gobolka Gedo. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 26, 2022 Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo mar kale loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa mar kale loo doortay guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya, kadib markii uu ku guulaystay doorashada guddoonka aqalka sare. Cabdi Xaashi ayaa helay 28 cod, wuuxuna noqday musharraxii ugu codadka badnaa saddexda musharrax ee xilkaan iskusoo taagay, kuwaas oo kala ah, Cabdi Xaashi, Cusmaan Abuukar Dubbe iyo Saalax Axmed Jaamac. Musharraxii ku xigay ayaa helay 24 Cod waxaana uu noqday Saalax axmed Jaamac, halka Murashax Dubbe uu helay 2 Cod. Cabdi Xaashi ayaa mar kale barlamaanka aqalka sii hoggaamindoono afarta sano ee soo socda. Mucaaradka iyo muxaafidka ayaa la filayaa inay soo dhoweeyaan doorashadiisa. Kadib muddo sannad iyo dheeraad dib udhac doorasho lagu jiray, aqalka sare ayaa noqday hay’addii ugu horreysay ee yeelata guddoon rasmi ah oo haysta sharciyad buuxda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 26, 2022 I am surprised the candidate that was said closest to Farmaajo got 24 votes from Aqalka Sare to odey Xaashi's 28 votes. Aqalka Sare is dominated by anti-Farmaajo mucaarad since hoggaamiyaasha maamul goboleedyada directly selected them, not even malxiisyo was needed during selections. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 26, 2022 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 26, 2022 Really surprised they reselected dotard, very senile man, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shurwac Posted April 26, 2022 ^^^The Old man had no feathers last 5 yrs - Aqalka sare was name Only... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 26, 2022 52 minutes ago, Shurwac said: ^^^The Old man had no feathers last 5 yrs - Aqalka sare was name Only... They think they have the 'powerful' constitution committee, though. Just see Cabdi Qeybdiid rush to be its chairman once more and Faroole as a member. Axdi aanan meel u socon another four years sii wadi doonaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 26, 2022 Guddoonka Aqalka Sare la xushay maanta: Quote Share this post Link to post Share on other sites