Sign in to follow this  
Deeq A.

Gabar iyo wiil yar oo Boosaaso lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16508949216317842.jpg?resize=720%

Waxaa magaalada Boosaaso xalay lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Raaqiyo Faarax Ciise iyo Salmaan Axmed Xidig oo ahaa wiil yar oo ay habaryar u ahayd.

Gabadha iyo wiilka yar ayaa la sheegay in ay u geeriyoodeen rasaas ay gurigooda ku fureen hablay hubaysan.

Raaqiyo Faarax Ciise oo ahayd gabar caan ka ah aalada TiKTok, ayaa geerideedu noqotay mid dad badani ka naxeen oo aad ugu faaftay baraha bulshada.

Laamaha ammaanka gobolka Bari ayaa weli ka hadlin dhacda lagu dilay Raaqiyo Faarax Ciise iyo Salmaan yare.

PUNTLAD POST

The post Gabar iyo wiil yar oo Boosaaso lagu dilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this