Deeq A. Posted April 25, 2022 Samafale Coldoon oo la hor keenay Maxkamada Hargeisa Maxkamadda Rafcaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta bilowday dhegaysiga dacwadda Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, kaas oo hore maxkamadda gobolka Maroodi-jeex wax dambi ah ugu wayday balse xeer ilaalintu rafcaan ka qaadatay. Coldoon, ayaa hadda Hargeysa ku xidhan in ka badan 8 Bilood. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites