Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhagaysiga Dacwada Cabdimaalik Coldoon Oo Maanta Mar Kale Dib Loo Billaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta bilowday dhegaysiga dacwadda Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, kaas oo hore maxkamadda gobolka Maroodi-jeex wax dambi ah ugu wayday balse xeer ilaalintu rafcaan ka qaadatay.

Coldoon, ayaa hadda Hargeysa ku xidhan in ka badan 8 Bilood.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this