Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida Doorashooyinka Oo Dhaariyey Madaxda Heer Gobol iyo Heer Degmo Ee Komishanka Doorashooyinka.

Recommended Posts

Deeq A.   

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa tababar u soo xidhay isla markaana dhaariyey madaxda heer Gobol iyo heer Degmo ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL.

Tababrkan oo maalmahan uga socday magaalada Hargeysa ayaa lagu baranayey sidii madaxda Goboladu uga shaqayn lahaayeen Diwaangelinta Codbixiyayaasha oo dhawaan dalka ka bilaabmi doonta.

Waxana halkaa dardaaran uga jeediyey xubnaha Komishanka Doorashooyinka oo uu horkacayo Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this