Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Guudlaawe oo la kulmay qaar kamid ah xildhibaanada laga soo doorto Hirshabeelle

Recommended Posts

Deeq A.   
4-8.jpg?resize=1000%2C666&ssl=1

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee BJFS ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle.

War ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu kulan la yeeshay qaar kamid ah xildhibaannada laga soo doorto Hirshabeelle.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweyne Guudlaawe uu Mudanayaasha Aqalka sare kala hadlay in ay dadaal badan ku bixiyaan sidii uu Senator Cali Shacbaan Ibraahim ugu guuleysan lahaa doorashada tartanka Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Aqalka Sare.

Madaxweynaha ayaa Mudanayaasha Aqalka Sare kala hadlay in ay dadaal badan ku bixiyaan sidii uu Senator Cali Shacbaan Ibraahim ugu guuleysan lahaa doorashada tartanka Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri Qoraalka.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Guudlaawe oo la kulmay qaar kamid ah xildhibaanada laga soo doorto Hirshabeelle appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this