Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyeeyay Emmanuel Macron oo mar Labaad la doortay Madaxweynaha Faransiiska

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Hambalyeeyay Dhiggiisa dalka Faransiiska oo mar Labaad la doortay Madaxweynaha dalkaas.

Emmanuel Macron ayaa 58.8% kaga badiyey Marine Le Pen oo heshay 41.2% Codadkii doorashada laga dhiibtay.

Marine Le Pen oo hoggaamisa Xisbiga Midigta Fog, ayaa ololaha doorashada ku gashay inay faransiiska ka mabnuuci doonto Xidhashada Xijaabka iyo Niqaamka ama Indho-shareerka, laakiin dabada ayay dhulka ku dhufatay.

Screenshot_20220425-023805_Twitter.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this