Sign in to follow this  
Deeq A.

Nacasnimadii oo qofa

Recommended Posts

Deeq A.   

Nacasnimadii oo qofa.

May be an image of 1 person, standing and text that says 'கககN " Mudane Madaxweyne CABDI MUUSE aan kula BIIXI kulmo In ayaan ogolow " doonayaa ee ji Professor Nasir Ali Shire'
Walaalkii waa Wasiirka Maaliyada Sacad Cali Shire. Inkastoo Sacad uu san ahayn qof deegaanada uu u dhashay aan u warhayn oo sida hindida uu isaga shaqaysto, aanad arragtana in walaalkii xataa uusan caawin karin. Hadana waxan uu Naasir Cali Shire sameeyay waa Nacasnimo liidata oo uu sharaftiisa meel kaga dhacay. Naftu Haday Kaa Baxayso Dhareerka waa layska duwaa.
 shire.png
Waxa Qoray Cabdiqaadir Cukaashe

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this