Sign in to follow this  
Deeq A.

Midawga Yurub Oo Lacag Tobanaan kun Oo Doollar Ah U Ballan-qaaday Taageerada Suuqa Waaheen Ee Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Midawga Yurub waxay balan qaadeen tobanaan kun oo dollarka Maraykanka ah oo ay ku taageerayaan wax ka qabashada musiibadii ka dhacday suuqa ugu wayn Hargeysa ee Waaheen, kaas oo horanata bishan dab qabsaday oo gabi ahaanba baabi’iyay suuqa.

Adduun dhan €100,000 oo yuuro ayay balan qaadeen Midawga Reer Yurub waana lacag u dhiganta $108,000.

War kasoo baxay Midawga Yurub waxa lagu sheegay in mashruucan taageerada ah ay wadi doonaan muddo afar bilood ah iyadoo ay kala shaqyan doonaan fulintiisa hay’adda laanqeerta cas.

Waxa axa ka faa’iidyasan doonaa qoysas dhan 500 oo qoys oo ah dadkii ku tabaaloobay suuqa Waaheen ee Hargeysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this