Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekho Maad & Xiiso leh

Recommended Posts

Deeq A.   

Sheekho Maad & Xiiso leh

diyaarad.jpg
Laba nin oo aan muslimiin aheyn oo diyaarad saarnaa ayaa waxay damceen inay ka xanaajiyaan nin muslim ah oo diyaaradda la saarnaa, intay soo ag-fariisteen ayuu mid yiri:
“waxaan doonayey inaan dalxiiis u tago qaaradda afrika balse waan iska dhaafay kadib markaan ogaaday in dadkeedu muslimiin u badan yihiin!!
Sidoo kale mar ayaa shaqo iiga soo baxday dal carbeed dabadeed waan ka cudur-daartay shaqadaas maadaama dalkaasi yahay dal islaam ah”…
Kii kalaa weydiiyey; maxaad yurub ugu safri waysay halkaas muslimiin lagama helee?
Wuxuu ku jawaabay yurub xitaa meel walba oo aad tagto waxaad ugu tageysaa muslimiin, meel walba way nooga horeeyaan.
Ninkii muslimka ahaa oo intaas warkooda dhuuxayey ayaa ku yiri: waxaan kugula talin lahaa inaad Jahannama u safarto sababtoo ah waxaan hubaa in halkaas muslimiin laga helaynin
 Mustaf Awil Hassan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this