Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadaynta Wariyeyaashii Hargeysa Ku Xidhnaa Oo Maanta Loo Ballansanaa Oo Baaqatay

Recommended Posts

Deeq A.   

Iyadoo la filayay in maanta Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex la horkeeno saddexda Saxafi ee xidhan ayaanay dhicin taasi.

Wararka qaar ayaa sheegaya in 27 bishan la horkeeni doono Maxkamadda.

Mohamed Ilig, Cabdijibaar Maxamed iyo Cabdiraxmaan Khaliif, ayaa la xidhay 13 bishan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this