Deeq A. Posted April 23, 2022 Maanta ayay dib u heshay xorriyadeedii Hibo Faysal. Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ayaa Dib Xorriyadeedi ugu soo Celisay Hibo Faysal oo dhawaan la xidhay ka dib markii ay cabasho ka muujisay askarta dawlada hoose ee Hargeysa oo ay sheegtay inay dib ugu iibinayaan dalaayadihii lagu caawiyay dadkii ku caydhoobay suuqa Waaheen. Source Share this post Link to post Share on other sites