Sign in to follow this  
Deeq A.

Hibo Faysal Oo Maanta Dib U Heshay Xorriyadeedii

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta ayay dib u heshay xorriyadeedii Hibo Faysal.

Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ayaa Dib Xorriyadeedi ugu soo Celisay Hibo Faysal oo dhawaan la xidhay ka dib markii ay cabasho ka muujisay askarta dawlada hoose ee Hargeysa oo ay sheegtay inay dib ugu iibinayaan dalaayadihii lagu caawiyay dadkii ku caydhoobay suuqa Waaheen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this