Deeq A. Posted April 23, 2022 Maalmahaan waxaan arkayey dad si xun uga falcelinaya qodob cilmi ah oo uu ka hadley aqoonyahan lagu magacaabo Dr. Qaasim, falcelintaas oo u dhaceysey siyaabo kala duwan, waxaa iiga muuqanaysa in Soomaali haddaan nahey wax badan ay naga daboolan yihiin, isla markaana loo baahan yahey in aan hagaajisano manhajka iyo tayada waxbarasho, sare u qaadno wacyiga dadkeena, dheeragelinno wax aqriska iyo cilmi baarista. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites